The Official According To The Picture Shown Below Passed The Test (97%), Setting a Good Example by Taking Driving Test

Hargeisa-The Director-General in the Ministry of Public Works, Housing and Land, Mr. Elmi Abdurrahman Ashuur to obtain his driver’s license took the mandatory test set by the Department of Licenses and, documents of the Ministry of Transport and Roads Development. The official according to the picture shown below passed the test (97%).

Therefore, Somaliland’s Ministry of Transport and Development has repeatedly called on the Government officials operating vehicles to observe the law and prove their eligibility. Mr. Elmi Abdurrahman Ashur, in this case has proven fitness to drive his private vehicle and was issued with his driver’s licenses.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Guryenta iyo Dhulka Cilmi Cabdiraxmaan Cashuur ayaa si uu u helo sharciga wadida gaadhiga ee (Driving License) waxa uu imtaxaan ka galay waaxda Liisamadda iyo buugta  ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta jidadka JSL, masuulkan ayaa imtaxaankaasi sida ka muuqata sawirada qoraalkan la socda waxa uu 97 % ku guulaystay Imtaxaankaasi.

Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta jidadka Soomaaliland ay in badan ugu baaqda Masuuliyiinta Dawladda ee wata gaadiidkooda gaarka ah in ay dhawraan sharciga oo ay dhamaystiraan masuuliyadooda wadida gaadiidka, Agaasime Cilmi ayaa noqon doona masuul ku dayasho mudan oo xaqiijiyey awooda sharci ee uu ku wadan doono gaadhigiisa gaarka ah, waxaana hada loo daabacayaa Liisankiisii Wadida Gaadhiga



Leave a Reply

%d bloggers like this: