Six shortlisted firms submit reports to the Roads Development Agency Somaliland

The Roads Development Agency (RDA) has today announced the overall results attained by the technical evaluation submitted by the six shortlisted firms competing for the tender to undertake a feasibility study for the road linking Lowyo -Cado,, Fardaha and the town of Borame.

Among those attending the meeting held at the Ministry of Transport headquarters were Roads Development Agency officials and rerepresentatives of the six international firms competing for the contract to undertake the feasibility study for the African Development Bank funded Lowyo Cado, Fardaha and Borame town.

The purpose of the meeting was to showcase the points attained by the six companies shortlisted.

Mr. Jimcale Dahir Ahmed , head of the Lawyocado, Fardaha and Borame road project speaking during the meeting said that We(RDA) shall evaluate the reports submitted by the Six companies and release them on a later date.

Director General of the Somaliland Road Development Agency Mr. Ahmed Yusuf Mohamed speaking during the meeting said, “we have come a long way to reach this point and out of the sixty firms who entered the bids only six have qualified and are now compete for the final stage of which one of them shall be chosen contract for the construction of the road linking the towns of Borama, Fardaha and Lawya-Caddo

The names of the six shortlisted companies and their country of origin.

  1. Saba Engineer , Ethiopia
  2. Besan, Ethiopia
    3 Gulf engineer, Germany
  3. Studi, Tunisia
  4. Seat Tunisia
  5. Gibb.,Kenya

The successful bidding company will be announced on a later date.

Finally, the pouches contain the documents submitte were opened  during the course and in the presence of the representatives of the six companies.

Wakaaladda Horumarinta Waddooyinka Soomaaliland (RDA) Oo Shaacisay Dhibcihii Ay Shirkad Walba Heshay Qaybtii Farsamada (Technical Evaluation) 6dii Shirikadood Oo Ku Tartamaayey Shirkada Qabanlahayd Daraasad Suuragal Ah, (Feasibility Study) Ee Mashruuca Lowyo-Cado, Fardaha Borame.

Magaaladda Hargeysa Waxa lagu qabtay Munaasibad lagu Furayay qaybta dhaqaalaha ee Mashruuca Wadada Lowyo-cado, Fardaha ilaa Borame waxana Munaasibadaasi ka Soo qayb galay Mas’uuliyiinta Wakaalada Hormarinta Wadooyinka Somaliland iyo 6dii Shirkadood ee  ka gudby Qiimaynta dhanka awooda iyo Farsamada, ujeedka kulankan waxaa qayb ka ahaa in la  shaaciyo dhibcihii ay shirkad walba heshay qaybtii farsamada (Technical evaluation)

Lixdan shirkadood iyo wadamad laga leeyahay oo kala ah 1. Saba Engineer Ethopia 2. Besan, Ethiopia 3 Gulft ingineer, Garmany

  1. Studi, Tunisia 5. Seat Tunisyan, 6. Gibb.,Kenya waa tartanka qaybtii u danbaysay waxana si rasmi ah loo shaacinayaa dhawaan shirkada ku guulaysatay,

 

Ugu horeyn  waxa halkaasi ka hadlay Madax Mashruucan Lowyo-cado, Fardaha, Borame Jimcaalde Daahir Axmed oo sheegay muhiimada kulanku waxa uu ku saabsan yahay, waxaana ka mid ahaa hadaladiisii “ qiimayaashii ay keeneen shirikaduhu waa in aanu siino ama ku dhawaaqno”

Maareyaha  Wakaalada Hormarinta Wadooyinka Somaliland

Axmed Yusuf Axmed oo isna halkaasi ka hadlay ayaa tibaaxay mashruuca iyo marxaladaha uu soo maray, waxaanu yidhi:-“ waxaa ujeedada iyo muhiimadu tahay  waa ahmiyada ay inoo leedahay qorshahan inta badan inoo soo socday ee wadadu, waxaan runtii aad iyo aad ugu faraxsanahay in aynu wakhtidheer soo qaadanay oo marba heer la soo gaadhayey xilibaynu dhawar iyo lixdan kombani maraynay, bilihii ugu danbeeyay waxaynu hayn lixdan kombani ee halkan ku sugan, maantana waxaynugalayanaa qorshayaashoodii  ugu danbeeyay.

Ugu Dambayn waxa halkaasi lagu soo bandhigay galalkii ay ku jireen Ducmantaudi ay soo xaraysteen 6 shirkadood  oo lagu furay, iyaga oo ku qanacsan.



Leave a Reply

%d bloggers like this: