Somaliland: Public Transportation Operators to reduce Passengers Capacity by 50%-Ministry of Transport

The Director General in the Ministry of Transport and Road Development, Mr. Omer Abdillahi Aden today in his office met with representatives of Horseed Public Transport Operatrs plying regional routes.

The Ministry of Transport officials and the public Transport Operatrs discussed ways to implement the directives of the National Committee on the Prevention of COVID-19 which calls for the reduction by 50% the passengers on all public transport vehicles plying upcountry routes.

Mr. Omer Sayid, the Director General in the Ministry of Transport speaking on the meeting between the Ministry officials and the Operators said, ” Today, I would like to announce that the Ministry of Transport and Public Transport Operators have reached an agreement to observe and fully implement the directives of the government meant to prevent the spread of the COVID-19.

Mr. Mohamed Osman, the Chairperson of the Horseed Public Transport Operators said, ” We have agreed to implement the directives of the government of Somaliland and from now henceforth we shall be reducting the number of passengers traveling on every public Transport vehicles by 50%, for example vehicles whose capacity was 30 passengers will now carry 15 passengers maximum.

Mr. Abdiwahab Egge speaking on behalf of Transport Operators said , “We have also agreed to raise the price of transportation so as to cover the expenses incurred and that means we shall raise the fares to this for example the Transport fare to Burao is currently $6 will now be $9 or Borame which used $5 will be $7 or places like Garowe which used to $25 will now be $30 for the duration these measures are in place and once this measures are lifted we shall return to the normal fares.

Mr. Mohamed Osman further said, ” I would like to use this opportunity to appeal to our esteemed customers to bear with us on the current changes which are meant to safeguard their welfare and health, May Allah save us from this calamity.

 

Wasaaradda Gaadiidka Soomaaliland Oo Kulan La Yeelatay Iskaashatada Basaska Goboladda Ee Horseed Si Ay U Fuliyaan Amarka Guddiga Ka Hortaga Faafida COVID 19

Hargaysa (W.Gaadiidka) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Soomaaliland Cumar C/laahi Aadan ayaa maata shir kula yeeshay Xarunta Wasaaradda Guddiga Iskaashatadda Basaska Horseed ee u kalabaxa Gobooladda Dalka, kulankan ayaa daarnaa sidii loo fulin lahaa amarkii  Guddiga ka hortaga Xanuunka COVID 19 ka ee ahaa in la dhimo 50% rakaabka ay halkii mar qaadijireen si looga hor tago faafitaanka Cudurkaasi.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka  Cumar Zayid oo ugu horayn kulankan ka hadlay ayaa sheegay in ay shirikadaha isla qaateen in ay fuliyaan amarkaasi, waxaanu yidhi:- “waxaanu halkan dawladda Soomaaland iyo shacbiga uga balanqaadaynaa in Wasaaradda Gaadiidka iyo Haromarinta Jidadka iyo Shirkdaha Rakabka u kala qaada goboladuba ay isku waafaqeen in la dhaqangaliyo Go’aamada Dawladda Soomaaliland soo saartay.”

 

Guddoomiyaha Guddiga Iskaashatada Horseed Maxamed Cali Cismaan  oo isna halkaasi ka balan qaaday fulinta amarkaasi ayaa isna waxa uu yidhi:- “ka Shirikado ahaan anaguna waxaanu diyaar u nahay in aanu fulino qodobkaas oo dhigayey in 50% rakaabkii ay gaadiidku qaadayeen ee u kalasafraayey Goboladda oo tusaale ahaan hadii gaadhigu 30 qof ahaa uu 15 noqdo, kii 15 ahaana uu noqdo 7 qof runtii qodobkaas in aanu sidiisa u fulino ayaanu isla garanay Wasaaradda, qiimihiina in dib loo eego ayuu u baahan yahay oo tusaale ahaan Burcoo kale 6 doolar uu ahaa 9 doolar noqon doono Booramoo kale hadii marrkii hare uu ahaa 5 doolar uu noqon doono 7 doolar Garoowe oo kale hadii uu ahaa 25 doolar oo noqondoono 30 doolar”.

Xubin ka mida Guddigaasi Cabdiwahaab Cige Axmed oo halkaasi ka hadlay ayaa yidhi:- “waxa la soo gooyay in gaadhigu intii uu qaadijirey haafkeed uu qaado, sida darteed anaguna dee waxa ay ahayad in aanu haafkeeda kale ku darno qiimo ahaan si ay gaadiidkii iyo nolashii oo dhami u badbaado, wakhtigu waa wakhti yar waa bilo ama bil markaa waxaan dadweynaheena faraynaa ama aanu ka codsanaynaa macmiishayada in ay dulqaataan oo ay nala gartan in y duruuftaasi inta ilaahay inaga dulqaadayo ay u samraan.”

 



Leave a Reply

%d bloggers like this: