Somaliland: Transport Ministry provides 62 vehicles to the National Committee on the Prevention of COVID-19

The Ministry of Transport and Road Development onThursday handed over 62 vehicles to the National Preparedness and Prevention of COVID-19, the vehicles were gathered by the Ministry of Transport from the Ministry, Public Agencies.

The National Committee for the Prevention of COVID-19 yesterday disseminated the 62 vehicles and mobilization crew to the regions and districts of the country.

The Vice President of the Republic of Somaliland, and Chairman of the Committee for the Preparedness and Prevention of COVID-19, H.E Abdurrahman Abdullahi Ismail (Saylici), said that the total traffic to the regions and districts of the country is 62 vehicles and each of those vehicles has also been equipped with awareness stickers.

“Every vehicle shall also be equipped with sanitation equipment which will be distributed to every district and village in the country. The awareness and health crew tasked with duty bear a heavy responsibly, said the VP.

Minister of Transport and Road Development Abdullahi Abokor Osman speaking during the handing over ceremony said, “We have transferred to the Committee for the Preparedness and Prevention of COVID-19 to use in their campaign to fight the COVID-19 , It is truly a privilege for us today to use the nation’s public transport

Finally, the Committee sent a similar awareness message to the community to strictly observe the instructions issued by the health authorities and adherence to these additional extraordinary measures such as not shaking hands, keep away from public gatherings, observe social distancing which are critical factors in preventing COVID-19 infections.

 

 

Guddida Ka Hortaga Xanuunka Koofidh19 Ayaa 62-Gaadhi Oo Barnaamijka Wacyigelinta Sida U Kala Diray Degmooyinka Dalka, Gaadiidkan Oo Ay Diyaarisay Wasaaradda Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Soomaaliland

Hargaysa – Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Soomaaliland ayaa ku wareejisay Guddida heer qaran ee ka hortaga Xanuunka Koofidh19 62 Gaadhi oo ah gaadiidka Dawladda kuwaas oo ay Wasaaradda gaadiidku ka soo ururisay Wasaaraddaha, Hay’addaha Dawladda.
Guddida heer qaran ee ka hortaga Xanuunka Koofidh19 ayaa isla shalayba Goboladda iyo Degmooyinka Dalka u kala diray Gaadiidkii iyo dadkii wacyigelinta gaadhsiinayey

Gudoomiyaha Guddida ka hortaga Xanuunka Koofidh19 ahna Madaxweyne ku xigeenka Jamahuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in guud ahaanba Gaadiidka ukala baxaya Degmooyinka dalka ay yihiin 62-gaadhi oo ah gaadiidkii Dawladda, waxaana hadalkiisa ka mid ahaa:- ‘’Waxa gaadhi walba la saarayaa warqadahaas wacyigalinta ah’’
Waxaa kale oo uu sheegay in gaadhi kasta la saarayo Saabuunta, islamarkaana la gaadhsiin doono Degmo kasta iyo tuulo kasta oo dalka ah, waxaa kale oo uu Madaxweyne ku xigeenku tibaaxay in hawladeena caafimaad ee wacyigelintaasi fulinaya ay saaran tahay masuuliyad weyn.
Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidad C/laahi Abokor Cismaan oo isna halkaasi ka hadlay ayaa hadalkiisa wax aka mid ahaa:- ’Waxaynu idinku wareejinaynaa guddi ahaan gaadiidkaas si aad u maamuli doontaan insh allaa mudadaas loogu talo galay, runtii waxa maanta sharf inoo ah in ay isticimaalayno gaadiidkii qarankani lahaa’’

Ugu Danbayntiian Guddigu waxay Wacyigelin isku mid ah u direen Bulshada oo ay ugu baaqeeen inay ku dedaalaan Nadaafada, sidoo kalena ay sameeyaan kala fogaashaan oo aanay Bulshadu samayn isu soo dhawaad.
Wa Bilaahi Tawfiiq

 



Leave a Reply

%d bloggers like this: