Speed Governor Mandatory for Somaliland Interstate Buses from Jan. 1st

 

HARGEISA–All passenger vehicle ferries that ferry people from and to Somaliland regions will need to install speed governor devices before the 5th of January, 2020.

Vehicles without installing the speed governor devices will not be allowed to pass through the checkpoints in nationwide.

The move is aimed at taming speed demons on Somaliland roads.

According to a notification of road transport ministry, the speed limit devices is aimed at curbing reckless driving and over speeding which are blamed for the increase of road accidents in Somaliland which claim lives and destroy properties.

This was disclosed by the Director General of road transport ministry, Omar Abdialhi Aden flanked by the traffic police boss, Mohamed Egge.

The two held a joint press conference and said that the first phase of installing speed governor devices to buses that ferry passengers inside and to the regions in Somaliland have been completed where the exercise has been going on for the past 84 days.

The DG accompanied by the traffic police boss announced that interstate buses are given an ultimatum that they have to fix the speed governor devices before the 5th of January, 2020.

The DG and the traffic police boss jointly informed that water trucks, dumper trucks, and trucks that ferry khat to Somaliland provinces must show up at the designated centers so that their trucks will be fixed with the speed governor devices. They said that they have 60 days to accomplish.

 

Wasaaradda Gaadiidka Oo Sheegtay Inaan 5 Bisha January 2020 Gaadhi Bas Ah Oo Rakaab Sida Oo Aanu Ku Xidhnayn Qalabka Xadidaada Xawaaraha (Speed Governor) Ka Gudbayn Kaantarooladda Goboladda Dalka

Hargaysa (W.Gaadiidka) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka JSL Cumar C/laahi Aadan iyo Taliyaha Ciidanka Nabadgalyada Wadooyinka Maxamed Cige oo si wadajir ah ula hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Wajigii koowaad ee hirgalinta barnaamijka gaadiidka loogu xidhayey  qalabka xadiddaada xawaaraha  ee lagu bilaabay basaska rakaabka u kala qaada dalka gudihiisa iyo dibadiisaba uu ku egyahay 05 January 2020, waxaanay cadeeyen inaan wakhtigaas gaadhi rakaab sida oo aanu ku xidhnayn Qalabka Qadidaada Xawaarahaa (Speed Governor) ka gudbayn kaantaroolada.

 

Shirka  jaraaid oo ay si  wada jir ah, ugu qabten  xafiiska Agaasimaha Guud, ayaaa waxay Sidoo kale,   gaadiidka booyadaha, iskorogooyinka, iyo gaadiidka qaadka qaada u qabteen mudo  60 cisho gudaheed ah in ay iska soo xaadiriyaan goobaha ay wasaaradu ugu talo gashay adeegaas.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka oo ka hadlaaya arintaas ayaa yidhi: – “in 5 bisha January 2020 oo ay ka hadhsantahay mudo 6 casho ah in bas rakaab qaada oo aanu ku xidhnayn qalabka (Speed Governor) aanu ka gudbidoonin kaantarooladda Goboladda JSL, maadaama ay dhamaatay mudadii 90 casho ahayad ee Wasaaraddu u qoondaysay dhamaatay, basaska intii badnayd 90% ay ku xidheen.”

Agaasimaha  oo hadalkiisa sii wata ayaa yidhi:- “ sidoo kale waxaanu Iyagana  halkan baaq uga diraynaa oo mudo 60 casho ah siinaynaa gaadiidka booyadaha, iskorogooyinka, iyo gaadiidka qaadka qaada in ay iska soo xaadiriyaan goobaha ay wasaaradu ugu talo gashay in gaadiidka lagaga xidho qalabkaas.”

 

Ugu danbayntii Taliyaha Ciidanka Nabadgalyada Wadooyinka Somaliland Maxamed Cige ayaa sheegay in ay amarkaasi fulindoonaan, waxaana hadalkiisa ka mid ahaa:- “ waanu fulinaynaa amarkaas la soo saaray Xawaaraha oo intii badnayd ay iminka yaraatay sidii loogu talo galay intii lagu xidhay gaadiidka shirikadaha qalabkaa lagu xidhay way yaraatay.”



Leave a Reply

%d bloggers like this: