Somaliland: Transport Minister receives Journalists from the Finnish National Television

Hargeisa (M. Transport ) Hon. Abdillahi Abokor Osman, the Minister Transport and Road Development on Saturday in his office received foreign journalists from the Finnish national television led Mr. Inka Achte Hanna Karppinen, Tomi Rajala, and photojournalist Man Tuomo hutri.

The Transport minister and the visiting journalists discussed the prospects of forging long-term relations; Hon Abdillahi Abokor Osman informed them of the overall situation of the country and the ministry of transport.

On their part, the visiting journalists said they be working with the Ministry to improve the services provided by the Communication Office and promised that would help the city of Hargeisa in the installation of Road signs.

Finally, the Minister thanked the delegation from the National Assembly of Finland and welcomed the assistance.

The delegation thanked the Minister and the Ministry officials for their hospitality, the meeting ended with mutual understanding.

The Minster was during the meeting flanked by Mr. Muse Yusuf Ibrahim, director of transport department, Mr. Abdillahi Samadoon, director of planning and Mr. Ismail Ali Ahmed, director of communications office in the ministry of Transport.

 

 

 

Wasiirka Gaadiidka oo Qaabilay Wafti Ka Socda Talafayshinka Qarnka Finland

Hargaysa(W.Gaadiidka) Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Cabdilaahi Abokkor Cismaan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda Talafayshinka Qaranka ee Dalka Finland waftigan oo ay hogaaminaysay Inka Achte oo ay weliyaan Hanna Karppinen, Tomi Rajala, iyo Sawir qaade Man Tuomo hutri, dhanka Wasiirka Wax kulanka ku wehelinaayey Agaasimaha Waaxda Gaadiidka Muuse yuusuf Ibraahim, Agaasimaha Waaxda Qorshaynta C/laahi Samadoon, Madaxa Xidhiidhka(Communication Officer ) Ismaaciil Cali Axmed.

Waxay labada dhinac kulankan ku gorfeeyen sidii ay u  yeelan lahaayen xidhiidh qoto dheer, waxaanu Wasiirku warbixin ka siiyey xaalada guud ee Dalka gaar ahaan Wasaaradda Gaadiidka iyo horumarinta jidadka, waxanay waftigan ka socda Talafayshinka Finland sheegen in ay Wasaaradda kala shaqaynayaan sidii ay kor ugu qaadi lahaayen adeega uu Wasaaradda siiyo Xafiiska Xidhiidhka (Commmunication Office ) ku una qalabayn lahaayen, dhanka kale waxay sheegen in ay gacan ka gaysan doonan Wadooyinka Caasimada Hargaysa sidii loogu samayn lahaa calaamadihii hagaysaasha Gaadiidka.

 

Ugudanbayntii Wasiirku waxa uu u mahad celiyey Waftigaas ka socda Talafffayshinka Qaranka Finland, waxaanu soo dhaweeyay kaalmada ay sheegen, Waftiga ayaa iyaguna u mahad celiyey Wasiirka iyo masuuliyiinta Wasaaradda ee shirka kala qaybgashay, kulanka aya waxa uu ku soo idlaaday is-afgarad.

 

Allaa Mahad leh

Ismaaciil Cali Axmed

Madaxa Xafiiska xidhiidhka (Communication Officer )



Leave a Reply

%d bloggers like this: