Minister of Transport Receives British Delegation

Hargeisa (M. Transport) Hon. Abdilahi Abokor Osman, Minister of Transport and Road Development today received a delegation led by the UK liaison office in Hargeisa, Mr. Stuard Brown and several other officials based in Hargeisa.

During the meeting, the minister of transport and the UK officials discussed ways to assess and evaluate the department of transport which was established by the British government back in 1930.

The minister of transport was during the meeting flanked by the director of transport department and Technicians, The meeting between the two sides ended i in mutual understanding.

 

Wasiirka Gaadiidka Oo Qaabilay Wafti Ka Socda Dalka Ingiriiska

Hargaysa (W.Gaadiidka) Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka JSL Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa Waaxda Gaadiidka ee Wasaaradaas ku qaabilay Wafti uu hogaaminaayo Madaxa Xafiiska Dawladdda Ingiriiska ee Somaliland Mr Stuard Brown, waxaa wasiirka kulankan ku wehelinaayey dhanka Wasaaradda Agaasimaha waaxda gaadiidka iyo Farsmoyaqaanada xaruntaasi, waxa isna Madaxa Xafiiska Ingiriiska wehelinaayey qaar ka mida hawlwadeenada xafiiskooda Hargaysa.

Ujeedka booqashada waftigan ayaa ahayad sidii ay daraasad ugu samayn lahaayen Waaxdan Gaadiidka Maadaama ay 1930 kii Dawladdii Boqotooyada Ingiriisku dhistay, kulankan labada dhinac halkaasi ku dhex maray ayaa ku soo dhamaaday is afgarad.



Leave a Reply

%d bloggers like this: