Wasaarada Gaadiidka Oo Kulan Isugu Yeedhay Agaasimayaasha Waaxaha Gaadiidka ee Wasaaradaha JSL

Hargaysa ( W. Gaadiidka) Wasaaradda Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka ayaa qabatay kulan hawleed lagu gorfaynayay xeerka anshaxa darawaliinta gaadiidka dawlada, iyada oo sido kale lagu wareejiyay dhamaan wasaaradaha iyo hayadaha dawlada fure ama ( User and Password ) ay ku soo gudbin karaan xogta gaadiidka, kuna soo tuuraya xogtaas Serverka ama xog kaydiyaha wasaarada gaadiidka JSL, kulankaas oo ka mid ah kulan hawleedyadii hirgalinta siyaasada gaadiidka dawlada.
galay aad iyo aad ayan ugu mahad celinayaa.



Leave a Reply

%d bloggers like this: