Wasaaradda Gaadiidka oo Qabtay Kulan Filaaqayn Unkida Xeerka Gaadiidka Bada ah

Hargaysa (Waaradda Gaadiidka) Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka ayaa qabatay kulan lagu lafo guraayo hindisaha aasaasida xeer ay yeeshaan Gaadiidka kala duwan ee adeegsada Biyaha Bada Somalilaand, kulankan oo ka dhacay hotel Maansoor ee Magaalada Hargaysa ayaa wxaa ka soo qayb  galay Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka, Wasiirka Cadaalada, Wasiir Kuxigeenka Qorshayanta Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Gaadiidka, Deegaanka, Arimaha Gudaha iyo Khabiiro aqoon  u leh cilmiga Bada, war ku saabsan amuurtaasi oo muuqaal ah ka daawo hoos.



Leave a Reply

%d bloggers like this: