- February 3, 2018
- Posted by: Ismail
- Category: News
No Comments

Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Waddooyinka Cabdilaahi Abokor Cismaan, oo uu wehelinaayo Maareeyaha Hay’adda Wadooyinka Ibraahim Siciid Cilmi ayaa furay kulan lagu gorfeynayey wacyigelin lagu samaynayo xeerka lagu maamulayo baabuurta qaadda xamuulka xad-dhaafka ah.
waxaanu Wasiirku ku dheeraaday xeerka Maamulida Gaadiidka qaada xamuulka xad dhaafka taasi oo uu wasiirku sheegay in xeerkani ka shaqeeyo waddamo badan.